Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mashaqo

(-ooyin, ml.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.

Erayo la-mid ah

mashaqaysanWax mashaqo hayso ahaansho.mashaqaysnaanld mashaqaysnaansho.mashaqaysnaansho/dh ld mashaqaysnaan.mashaqaysteQof shaqa la'aanta jecel oo cajislow ah.mashaqeeWax mashaqo ku abuurid.mashaqowMashaqo haleelid.masharaafTuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka…mashashuurIs m.: xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld man…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms