Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marqo

(-qaday, -qatay)
Falg3

Macnaha

Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marasho, si aan loo nuugini ama loo lisin. ld maraqso.

Erayo la-mid ah

marqaamiMarqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.marqaamidld murqaamid.marqaaminld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.marqaan1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah…marqaanQaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld mu…marqaansanWax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.marqaansanaanld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.marqaansanaansho/dh eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms