Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marqaansan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.

Erayo la-mid ah

marqaamiMarqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.marqaamidld murqaamid.marqaaminld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.marqaan1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah…marqaanQaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld mu…marqaansanaanld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.marqaansanaansho/dh eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.marqaansanowWax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
Erayga Manta
dhamasGeed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms