Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marqaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.

Erayo la-mid ah

marqaamidld murqaamid.marqaaminld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.marqaan1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah…marqaanQaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld mu…marqaansanWax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.marqaansanaanld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.marqaansanaansho/dh eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.marqaansanowWax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms