Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marqaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.

Erayo la-mid ah

marqaamiMarqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.marqaamidld murqaamid.marqaaminld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.marqaansanWax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.marqaansanaanld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.marqaansanaansho/dh eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.marqaansanowWax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.marqaansiinmartiqaad²
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms