Qaamuuska Asalka
mardo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay.
Erayo la-mid ah
mardaaddiXarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo.mardaaddi/2 (-iyay, -iday/-isay) Dhar qurxoon xirasho.mardaaddiyidld mardaaddin.mardaafQumbe curdun ah.mardabaanAanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.mardabeeCid khiyaamid si loo luggooyo.mardaboKhiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld marda…mardaddabaanleyNaag mardadabo taqaan.

