Qaamuuska Asalka
mardabaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.
Erayo la-mid ah
mardaaddiXarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo.mardaaddi/2 (-iyay, -iday/-isay) Dhar qurxoon xirasho.mardaaddiyidld mardaaddin.mardaafQumbe curdun ah.mardabeeCid khiyaamid si loo luggooyo.mardaboKhiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld marda…mardaddabaanleyNaag mardadabo taqaan.mardaddabaanlowNin mardaddabo yaqaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
