Qaamuuska Asalka
mardaddabaanley
(-yo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naag mardadabo taqaan.
Erayo la-mid ah
mardaaddiXarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo.mardaaddi/2 (-iyay, -iday/-isay) Dhar qurxoon xirasho.mardaaddiyidld mardaaddin.mardaafQumbe curdun ah.mardabaanAanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.mardabeeCid khiyaamid si loo luggooyo.mardaboKhiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld marda…mardaddabaanlowNin mardaddabo yaqaan.

