Qaamuuska Asalka
mardabo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.
Erayo la-mid ah
mardaaddiXarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo.mardaaddi/2 (-iyay, -iday/-isay) Dhar qurxoon xirasho.mardaaddiyidld mardaaddin.mardaafQumbe curdun ah.mardabaanAanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.mardabeeCid khiyaamid si loo luggooyo.mardaddabaanleyNaag mardadabo taqaan.mardaddabaanlowNin mardaddabo yaqaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
