Qaamuuska Asalka
maliilid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld maliil¹, mariil¹, mariilid.
Erayo la-mid ah
maliiddoMindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahan…maliil1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay…maliilnoqosho. ld mariil².maliili1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld marii…maliilinld mariilin.maliiq1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (…maliiqan1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarra…maliiqnaanld maliiqnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
