Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maliil

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed. 2. ld maliilid.

Erayo la-mid ah

maliiddoMindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahan…maliili1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld marii…maliilidld maliil¹, mariil¹, mariilid.maliilinld mariilin.maliiq1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (…maliiqan1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarra…maliiqnaanld maliiqnaansho.maliiqnaansho/dh ld maliiqan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms