Qaamuuska Asalka
maliiddo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
Erayo la-mid ah
maliil1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay…maliilnoqosho. ld mariil².maliili1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld marii…maliilidld maliil¹, mariil¹, mariilid.maliilinld mariilin.maliiq1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (…maliiqan1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarra…maliiqnaanld maliiqnaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
