Qaamuuska Asalka
maliili
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.
Erayo la-mid ah
maliiddoMindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahan…maliil1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay…maliilnoqosho. ld mariil².maliilidld maliil¹, mariil¹, mariilid.maliilinld mariilin.maliiq1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (…maliiqan1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarra…maliiqnaanld maliiqnaansho.

