Qaamuuska Asalka
makaraan
(-nno/makaraan, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen. 2. Qardhaas; xirsi.
Erayo la-mid ah
makaabQoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaat…makaabCeel makaab afka ka saarid.makaabanWax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).makaabiCeel makaab u yeelid.makaabinld makaabis.makaabnaanld makaabnaansho.makaabnaansho/dh ld makaabnaan.makaan1. Hooy; guri. 2. Ilmagaleenka haweenka.

