Qaamuuska Asalka
makaaban
(-bnaa, -bnayd)Falmg4
Macnaha
Wax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).
Erayo la-mid ah
makaabQoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaat…makaabCeel makaab afka ka saarid.makaabiCeel makaab u yeelid.makaabinld makaabis.makaabnaanld makaabnaansho.makaabnaansho/dh ld makaabnaan.makaan1. Hooy; guri. 2. Ilmagaleenka haweenka.makaanigM. ah: qof yaqaan farsameynta matoorrada.

