Qaamuuska Asalka
makaabi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Ceel makaab u yeelid.
Erayo la-mid ah
makaabQoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaat…makaabCeel makaab afka ka saarid.makaabanWax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).makaabinld makaabis.makaabnaanld makaabnaansho.makaabnaansho/dh ld makaabnaan.makaan1. Hooy; guri. 2. Ilmagaleenka haweenka.makaanigM. ah: qof yaqaan farsameynta matoorrada.

