Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

makaab

(-byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qoryo ama tiirar afka laga saaro ceelasha, si ay u sahlanaato shubiddooda; xakab.

Erayo la-mid ah

makaabanWax makaab afka laga saray ahaansho (ceel).makaabiCeel makaab u yeelid.makaabinld makaabis.makaabnaanld makaabnaansho.makaabnaansho/dh ld makaabnaan.makaan1. Hooy; guri. 2. Ilmagaleenka haweenka.makaanigM. ah: qof yaqaan farsameynta matoorrada.makaawiKuul waaweyn oo gadgaduudan oo dumarku ku xarragoon jireen.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms