Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

majin

MagacLafdheeri

Macnaha

Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.

Erayo la-mid ah

majiir1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. …majiir1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin …majiirashold majiirad.majiire-dayaxeed(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) …majiire-qorraxeed(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorra…majiiridld majiir¹.majiiroCalool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i ma…majiirsiiWax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms