Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

majiiro

(-rtay, -ratay)
Falg3

Macnaha

Calool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i majiiranaysa”.

Erayo la-mid ah

majiir1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. …majiir1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin …majiirashold majiirad.majiire-dayaxeed(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) …majiire-qorraxeed(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorra…majiiridld majiir¹.majiirsiiWax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.majinXanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana b…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms