Qaamuuska Asalka
majiirsii
(-iiyay, -iisay)Falg2
Macnaha
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.
Erayo la-mid ah
majiir1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. …majiir1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin …majiirashold majiirad.majiire-dayaxeed(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) …majiire-qorraxeed(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorra…majiiridld majiir¹.majiiroCalool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i ma…majinXanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana b…

