Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

majiire-qorraxeed

(-yaal ..., m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.

Erayo la-mid ah

majiir1. Dib u celinta wax ama arrin soconayey gadaal loo celiyo. …majiir1. Wax jahada uu u socday ka weecin. 2. Maro qoyan majuujin …majiirashold majiirad.majiire-dayaxeed(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere (gaar ahaan dayaxa) …majiiridld majiir¹.majiiroCalool xanuun dartii la rogrogmasho. Tus. “Caloosha baa i ma…majiirsiiWax meel ciriiri ah xoog ku dhex marsiin.majinXanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana b…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms