Qaamuuska Asalka
madoobow
(-baaday, -baatay)Falmg3
Macnaha
1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab madow yeelasho.
Erayo la-mid ah
madoobaadMidab madow oo shay ama wax yeeshaan.madoobaanld madoobaansho.madoobaansho/dh eeg madoobow. ld madoobaan.madoobee/mg2 (-beeyay, -beysay) 1. (f.g) Wax midab madow u yeelid. 2…madoobeysanWax midab madow loo yeelay ahaansho.madoobeysnaanld madoobeysnaansho.madoobeysnaansho/dh ld madoobeysnaan.madoobeysoWax midib madow u yeelasho.

