Qaamuuska Asalka
madoobeysnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld madoobeysnaan.
Erayo la-mid ah
madoobaadMidab madow oo shay ama wax yeeshaan.madoobaanld madoobaansho.madoobaansho/dh eeg madoobow. ld madoobaan.madoobee/mg2 (-beeyay, -beysay) 1. (f.g) Wax midab madow u yeelid. 2…madoobeysanWax midab madow loo yeelay ahaansho.madoobeysnaanld madoobeysnaansho.madoobeysoWax midib madow u yeelasho.madoobow1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab…

