Qaamuuska Asalka
madoobeyso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Wax midib madow u yeelasho.
Erayo la-mid ah
madoobaadMidab madow oo shay ama wax yeeshaan.madoobaanld madoobaansho.madoobaansho/dh eeg madoobow. ld madoobaan.madoobee/mg2 (-beeyay, -beysay) 1. (f.g) Wax midab madow u yeelid. 2…madoobeysanWax midab madow loo yeelay ahaansho.madoobeysnaanld madoobeysnaansho.madoobeysnaansho/dh ld madoobeysnaan.madoobow1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
