Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

madoobee

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-beeyay, -beysay) 1. (f.g) Wax midab madow u yeelid. 2. (f.mg) Ka m.: cilmi, garaad iwm oo cid maskaxdeeda ku jira ka tirtirid.

Erayo la-mid ah

madoobaadMidab madow oo shay ama wax yeeshaan.madoobaanld madoobaansho.madoobaansho/dh eeg madoobow. ld madoobaan.madoobeysanWax midab madow loo yeelay ahaansho.madoobeysnaanld madoobeysnaansho.madoobeysnaansho/dh ld madoobeysnaan.madoobeysoWax midib madow u yeelasho.madoobow1. Wax midib madow leh noqosho. 2. Uurkutaallo darteed midab…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms