Erayo la-mid ah
madhaafaan1. Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin. 2. Wax qiimo…madhaleNin aan naag rimin karin. ld madhaleys¹.madhalennimoAwoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an…madhanDululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna …madhashoNaag aan rimi karin. ld madhaleys².madhintannimoMadhinte ahaansho.madhinte1. (dii.) Eebbe, Ilaah. 2. (dii.) Aan dhiman.madhoodheeWax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.

