Qaamuuska Asalka
madhalennimo
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.
Erayo la-mid ah
madhaafaan1. Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin. 2. Wax qiimo…madhaleNin aan naag rimin karin. ld madhaleys¹.madhanDululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna …madhashoNaag aan rimi karin. ld madhaleys².madhintannimoMadhinte ahaansho.madhinte1. (dii.) Eebbe, Ilaah. 2. (dii.) Aan dhiman.madhoodheeWax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.madhoodho1. Buunbuuninta wax tiradooda ama tayadooda la buunbuuniyo. …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
