Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

madhaafaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin. 2. Wax qiimo iyo qaayo badan leh. 3. Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay.

Erayo la-mid ah

madhaleNin aan naag rimin karin. ld madhaleys¹.madhalennimoAwoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an…madhanDululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna …madhashoNaag aan rimi karin. ld madhaleys².madhintannimoMadhinte ahaansho.madhinte1. (dii.) Eebbe, Ilaah. 2. (dii.) Aan dhiman.madhoodheeWax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.madhoodho1. Buunbuuninta wax tiradooda ama tayadooda la buunbuuniyo. …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms