Qaamuuska Asalka
madhoodhee
(-dheeyay, -dheysay)Falg2
Macnaha
Wax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.
Erayo la-mid ah
madhaafaan1. Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin. 2. Wax qiimo…madhaleNin aan naag rimin karin. ld madhaleys¹.madhalennimoAwoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an…madhanDululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna …madhashoNaag aan rimi karin. ld madhaleys².madhintannimoMadhinte ahaansho.madhinte1. (dii.) Eebbe, Ilaah. 2. (dii.) Aan dhiman.madhoodho1. Buunbuuninta wax tiradooda ama tayadooda la buunbuuniyo. …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
