Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maasuud

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Bir weyn oo libaax-badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.

Erayo la-mid ah

maas1. Dhul nabaadguuray. 2. Dhul la abuuray oo aan weli wax ka …maashaxi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. …maashaynld maashays.maasheeHafin.maashiXoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiy…maashiiCid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.maashooBiyo, hadal iwm ku harqasho.maasuudiLibaax-badeed maasuud ku dilid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms