Qaamuuska Asalka
maashii
(-iiyay, -iisay)Falg2
Macnaha
Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
Erayo la-mid ah
maas1. Dhul nabaadguuray. 2. Dhul la abuuray oo aan weli wax ka …maashaxi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. …maashaynld maashays.maasheeHafin.maashiXoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiy…maashooBiyo, hadal iwm ku harqasho.maasuudBir weyn oo libaax-badeedka lagu dilo marka badda laga soo s…maasuudiLibaax-badeed maasuud ku dilid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
