Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maas

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhul nabaadguuray. 2. Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin. 3. Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.

Erayo la-mid ah

maashaxi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. …maashaynld maashays.maasheeHafin.maashiXoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiy…maashiiCid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.maashooBiyo, hadal iwm ku harqasho.maasuudBir weyn oo libaax-badeedka lagu dilo marka badda laga soo s…maasuudiLibaax-badeed maasuud ku dilid.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms