Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maasha


Macnaha

xi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.

Erayo la-mid ah

maas1. Dhul nabaadguuray. 2. Dhul la abuuray oo aan weli wax ka …maashaynld maashays.maasheeHafin.maashiXoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiy…maashiiCid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.maashooBiyo, hadal iwm ku harqasho.maasuudBir weyn oo libaax-badeedka lagu dilo marka badda laga soo s…maasuudiLibaax-badeed maasuud ku dilid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms