Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maadhiin

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Bunduq xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore la isticmaali jiray.

Erayo la-mid ah

maad1. Gaashaan. 2. Meel lagu gabbado.maadaamaxi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama ro…maadashold maadad, maarad, maarasho.maaddaamaxi. ld maadaama.maaddiM. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kast…maaddiM. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo…maaddiyadFikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan…maaddo1. Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka m…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms