Qaamuuska Asalka
maad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Gaashaan. 2. Meel lagu gabbado.
Erayo la-mid ah
maadaamaxi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama ro…maadashold maadad, maarad, maarasho.maaddaamaxi. ld maadaama.maaddiM. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kast…maaddiM. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo…maaddiyadFikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan…maaddo1. Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka m…maadee(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.

