Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maaddiyad

(fals.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Fikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan maaddo ahayn.

Erayo la-mid ah

maad1. Gaashaan. 2. Meel lagu gabbado.maadaamaxi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama ro…maadashold maadad, maarad, maarasho.maaddaamaxi. ld maadaama.maaddiM. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kast…maaddiM. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo…maaddo1. Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka m…maadee(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms