Qaamuuska Asalka
maaddo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka mid ah oo kala ah: adke, hoore, iyo neef. 2. Qayb cilmiyeed isku wax ka hadleysa. ld maaddad.
Erayo la-mid ah
maad1. Gaashaan. 2. Meel lagu gabbado.maadaamaxi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama ro…maadashold maadad, maarad, maarasho.maaddaamaxi. ld maadaama.maaddiM. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kast…maaddiM. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo…maaddiyadFikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan…maadee(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
