Qaamuuska Asalka
liinfoomo
(-mooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada. 2. (daaw.) Kansarka qanjirrada liinfada.
Erayo la-mid ah
liin1. Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fi…liin-ugunjiGeed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo mida…liinbaxMayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. l…liinbaxDhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinba…liinbixidld dhiinbixid.liindhanaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadha…liinmacaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
