Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liinbax

MagacLafdheeri

Macnaha

Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. ld dhiinbax¹.

Erayo la-mid ah

liin1. Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fi…liin-ugunjiGeed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo mida…liinbixidld dhiinbixid.liindhanaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadha…liinfoomo1. (daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada. 2. (d…liinmacaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms