Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liin

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C. 2. Geedka mirahaasu ka baxaan. 3. Midabka dharka lagu naqshadeeyo. ld liimo.

Erayo la-mid ah

liin-ugunjiGeed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo mida…liinbaxDhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinba…liinbaxMayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. l…liinbixidld dhiinbixid.liindhanaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadha…liinfoomo1. (daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada. 2. (d…liinmacaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms