Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liin-ugunji

(bot.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda. ld liimo-ugunji.

Erayo la-mid ah

liin1. Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fi…liinbaxMayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. l…liinbaxDhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinba…liinbixidld dhiinbixid.liindhanaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadha…liinfoomo1. (daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada. 2. (d…liinmacaanNooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms