Qaamuuska Asalka
liidaanyeysnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
Eeg: liidaanyeysnaan
Sidoo kale eeg:liidaanyeysnaan
Erayo la-mid ah
liid1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.liidCid quursasho; yasid.liidaanyeysanQof wax liidaanyo hayso ahaansho.liidaanyeysnaanld liidaanyeysnaansho.liidaanyoDareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun am…liidaanyooLiidaanyo dareemid.liidnimoNacasnimo.liidoCid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
