Qaamuuska Asalka
liidaanyeysnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld liidaanyeysnaansho.
Erayo la-mid ah
liid1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.liidCid quursasho; yasid.liidaanyeysanQof wax liidaanyo hayso ahaansho.liidaanyoDareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun am…liidaanyooLiidaanyo dareemid.liidnimoNacasnimo.liidoCid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
