Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liido

(-iitay, -iidatay)
Falmg3

Macnaha

Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.

Erayo la-mid ah

liid1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.liidCid quursasho; yasid.liidaanyeysanQof wax liidaanyo hayso ahaansho.liidaanyeysnaanld liidaanyeysnaansho.liidaanyoDareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun am…liidaanyooLiidaanyo dareemid.liidnimoNacasnimo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms