Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liidaanyo

(daaw.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dareen dadka saaqa, matag keeni kara, oo ka dhasha xanuun ama cunto la cunay; laqanyo; lallabbo; ladaadyo.

Erayo la-mid ah

liid1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.liidCid quursasho; yasid.liidaanyeysanQof wax liidaanyo hayso ahaansho.liidaanyeysnaanld liidaanyeysnaansho.liidaanyooLiidaanyo dareemid.liidnimoNacasnimo.liidoCid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms