Qaamuuska Asalka
koose
MagacLafdheeri
Macnaha
Orodka ugu gaaban ee farduhu ku ordaan.
Erayo la-mid ah
koos1. Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed. 2. (-…koosaarHilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. …koosaarCunto iidaan ku darid. ld goosaar².koosaaranWax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.koosaarashold goosaarasho.koosaaridld goosaarid.koosaarnaanld goosaarnaan, goosaarnaansho, koosaar-naansho.koosaarnaansho/dh ld koosaarnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
