Qaamuuska Asalka
koosaaran
(-rnaa, -rnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.
Erayo la-mid ah
koos1. Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed. 2. (-…koosaarHilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. …koosaarCunto iidaan ku darid. ld goosaar².koosaarashold goosaarasho.koosaaridld goosaarid.koosaarnaanld goosaarnaan, goosaarnaansho, koosaar-naansho.koosaarnaansho/dh ld koosaarnaan.koosaaroCunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro.

