Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

koosaar

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar¹.

Erayo la-mid ah

koos1. Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed. 2. (-…koosaaranWax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.koosaarashold goosaarasho.koosaaridld goosaarid.koosaarnaanld goosaarnaan, goosaarnaansho, koosaar-naansho.koosaarnaansho/dh ld koosaarnaan.koosaaroCunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro.kooseOrodka ugu gaaban ee farduhu ku ordaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms