Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

koos

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed. 2. (-sas, m.l) Gobol; dhul.

Erayo la-mid ah

koosaarHilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. …koosaarCunto iidaan ku darid. ld goosaar².koosaaranWax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.koosaarashold goosaarasho.koosaaridld goosaarid.koosaarnaanld goosaarnaan, goosaarnaansho, koosaar-naansho.koosaarnaansho/dh ld koosaarnaan.koosaaroCunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms