Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

khayraad

MagacLafdheeriw

Macnaha

1. Waxyaabaha dabiiciga ah oo banii'aadanka manaafacaad u leh oo laga helo oogada ama gudaha badda iyo berrigaba. 2. eeg khayr.

Erayo la-mid ah

khayaanCid khayaano ku samayn.khayaanalowQof dhagar badan.khayaanaynld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.khayaaneeCid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.khayaanidld kha-yaamid.khayaanoDhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaa…khayliGuntiino daliig madow darfaha ku leh oo waagii hore dumarku …khaymad1. Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala gu…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms